qaaliyeyneeg qaaliyee. ld qaaleyn.
qaaliyoobideeg qaaliyow. ld qaaloobid.
qaaliyowWax qaali noqosho. ld qaalow.
qaalliGarsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.
qaalmaqooqsheCaws jilicsan oo dhirta hoosteeda ka baxa oo geelu aad u jecelyahay.
qaalmarrogadRogmasho uu qof hawada dhexdeeda ku sameeyo mar ama laba. ld qaalmarrogasho.
qaalmarrogashoeeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.
qaalmarrogoQaalmarrogad samayn. ld qaalaamarrogo.
qaalmootiNeef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.
qaalmootineeg qaalmooti. ld qaalmootis.
qaalmootisld qaalmootin.
qaaloobidld qaaliyoobid.
qaalowld qaaliyow.
qaambaxld qaanbax.
qaambixidld qaanbixid.
qaameeCid qaan gelin.
qaameyneeg qaamee.
qaameysanQof qaan galay ahaansho.
qaameysnaaneeg qaameysan. ld qaameysnaansho.
qaameysnaanshold qaameysnaan.
qaamideeg qaan³.
qaamoobideeg qaamow.
qaamowQof qaan galay noqosho.
qaamowqanshiir1Cudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
qaamowqanshiir2(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo ku dhaca caruurta da'dodu u dhaxyso shan (5) ilaa shan iyo toban (15). Bararka qanjirka calyada oo ku yaal daanka hoose dadabiisa ee labada dhinacba, waxa ka horreeya: qandho, madax-xanuun iyo matag bararka labada qanjir way kala hormaraan mararka qaarkoodina mid keliya ayuu cudurku ku dhacaa.
qaamuusBuug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.
Qaamuuskaeeg Qaamuus.
qaan11. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin. 3. (-aaman, m.l), Meesha dhuuban ee daanka.
qaan2Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.
qaan3Is q.: xil is qaadid (qof).
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>