Ereyga Maanta: fanaajiin
taas1(kuwaas, w) ld taa¹.
taas2Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa².
taaweld taawo¹ (1).
taawi1. (f.g) Wax malayn. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.
taawilld taawi.
taawilidld taawin.
taawineeg taawi. ld taawilid, taawo².
taawo11. ld daawe, daawo ¹, taawe. Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. 2. Xayrta geela.
taawo2ld taawin.
taayada1(kuwayaga, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Taayada lama taaban ka-ro”.
taayada2Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Buugaagtayadu way ka duwanyihiin kuwiinna”. ld tayo².
taayarLugaha baabuurta.
taayold taayada².
tab1. Xeelad wax lagu qabto. 2. Hab; nidaam; qaab. 3. Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.
tabaabulayneeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn.
tabaabulold tabaabulayn.
tabaabulshaynld tabaabuleyn.
tabaabulsheeld tabaabulee.
tabaabulyaynld tabaabulayn.
tabaabulyeeld tabaabulee.
tabaabulyold tabaabulayn.
tabaabulyo tabaabuleeWax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.
tabaabushaynld tabaabulayn.
tabaabusheeld tabaabulee.
tabaabushold tabaabulayn.
tabaadiNeef buuran, cayilan, shilis.
tabaakold tubaako.
tabaalac1Daal badan.
tabaalac2Socod badan daal kala kulmid.
tabaalacsanWax tabaalac hayo ahaansho (cid).
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 > >>