Ereyga Maanta: ismaandhaaf
daalalli1. Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta. 2. Roobka xilliga dayrta da'a. 3. Raar meydka looga sameeyo geedaha korkooda.
daalanld daallan.
daaldheDoqon.
daali1. Qof ama nafley noog ku ridid. 2. Qof wax uu u baahanyahay u raadin.
daalib11. Qof wax doonaya. 2. Qof wax baranaya.
daalib2Wax doonid ama raadin.
daalibideeg daalib².
daaliciWax muujin; wax kor u soo bixin.
daalicideeg daalac². ld daalac¹ (2).
daalicineeg daalici.
daalideeg daal². ld daalis.
daalineeg daali.
daalisld daalid.
daallanCunno macmacaan oo jaadad badan ah oo cunnada weyn dabadeed la cuno. ld daalan.
daallan1Wax noog hayo ahaansho. ld daalan.
daalliOori; haweeney.
daallinQof dulmi badan.
daallinnimoDaallin ahaansho.
daaltirWax daal hayo nasin (nafley).
daaltiradld daaltirasho.
daaltirashoeeg daaltiro. ld daaltirad.
daaltirideeg daaltir.
daaltiroCid daal hayay si uu uga ba'o; nasasho.
daamadCayaar shaxda u eg oo lagu dulcayaaro loox afar gees ah oo leh cadad midabaysan.
daamirWalax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.
daammurld daamir.
daan1Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
daan2(c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
daan3Webi, tog iwm labada dhinac midkood.
daandaamiFeer, laad iwm cid ku wareerin.
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>