habaysan2Wax la nadaamiyey ahaansho.
habaysmideeg habaysan¹.
habaysnaaneeg habaysan². ld habaysnaansho.
habaysnaanshold habaysnaan.
habbanld habboon.
habbanaanld habboonaan.
habbanaanshold habboonaan.
habbi1. Ku h.: Wax culus oo ballaaran ku daboolid. 2. Wax culus ku dhufasho.
habbineeg habbi. ld habbis.
habbisld habbin.
habbisoCulays mar mar dadka fuula oo fahmada iyo waxqabadka ka qaada.
habboon1. Wax hagaagsan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.
habboonaaneeg habboon. ld habbanaan, habbanaansho, habboo-naansho.
habboonaanshold habboonaan.
habcideeg habac².
habciye(daaw.) Dawooyin yareeya shaqada qaybaha jirka.
habdaranWax aan la nidaamin ahaansho.
habdarnaaneeg habdaran. ld habdarnaansho.
habdarnaanshold habdarnaan.
habdarroNidaamdarro.
habdhaqaaq(fiis.) eeg isle'egta socodka. Qaybta mekaanikada ee la xiriirta socodka walxaha, taas oo aan lagu tixgelinin xoogaggii dhaliyey socodkaasi.
habdhisXubno isku shaqo ah oo jirka nafleyda ka mid ah sida kuwa dheefshiidka, wareegga dhiigga iwm.
habdhis-dareen-wade(baay.) Habdhiska unugyada iyo nudaha xayawaannada unugyo badanleyda ahi ay ugu kala gudbiyaan wararka unugyada dareenka iyo organnada dhaqdhaqaaqa, sida, muruqyada iyo qanjidhada.
habdhis-deegaan(baay.) Beel bayolojiyeed iyo deegaanka muuqaaleed ee la xidhiidha iyada.
habdhis-kulan(xis.) Qaanuun, bar kasta oo ku taalla dulalaati lagu muujiyo urur tirooyin ah.
habdhis-limfeed(c.nafl.) Dhuumo shaqadoodu isku xidhantahay, kuwaas oo ka soo qaada hooraha nudaha una gudbiya qulqulka dhiigga.
habdhis-tiro-labaale(xis.) Habdhis tiro oo ku salaysan sal laba godadka 0 iyo 1 oo keliya ayaa la adeegsadaa, halka habdhiska tobanle lagu adeegsado toban god. Godadka waxa ay u taaganyihiin koowaad, labaadyo, afraadyo, siddedaadyo, toban iyo lixaadyo iwm; halka habdhiska tobanle ay u taaganyihiin koowaadyo, tobnaadyo, boqollaadyo iwm.
habdhis-tobanle(xis.) Habdhis tiro ee ku salaysan tirada toban. Tirooyinka waxaa lagu muujiyaa godadka 0, 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, iyo 9 oo qiimahoodu ku xiran yahay hadba rugta ay yaalliin (eeg sal tiro).
habdhiska dareen-iswada(c.nafl.) Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha.
habe1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>