Habe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habe

gaabbaguul | daacuf | wadaamagooye | yoolyool | abaabul | aboodi | agaasin | ardaa | ayaan | aydiyolooji |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg