habjaqleyneeg habjaqlee.
habloTiro gabdho ah oo hal ka badan.
habooneeg habboon.
habow11. Dhumidda laga dhumo jidka toosan. 2. ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay. 3. H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.
habow21. Jidka toosan ka lumid. 2. Cayrnimo la dalaabid.
habqaadDhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.
habqamideeg habqan².
habqan11. Socod daal iyo dhibaato darteed dad wada socda ku kala haraan. 2. Dhawaaq dad kala dambeeyaa isdhaafsadaan.
habqan2Habqan samayn.
habqoraxeedQorraxda iyo meereyaasha waaweyn ee ku dul wareega.
habrashoeeg habro.
habrawadaag1Dad hooyooyinkood walaalo yihiin.
habrawadaag2Dad hooyooyinkood walaalo.
habroCid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho.
habroor1ld habroorid.
habroor2Ilmo macluul ah abaydiminta aan ku habaysnayn darteed ahaansho.
habroorideeg habroor².
habsaamideeg habsaan². ld habsaan¹.
habsaan11. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.
habsaan2Wax dib u dhacay ahaansho.
habsabbuuxBaddu marka ay kacsantahay.
habsadld habsasho.
habsamaaneeg habsan. ld habsamaansho, habsami.
habsamaanshold habsamaan.
habsamiSi asluub iyo maamuus leh oo loo dhaqmo. ld habsamaan.
habsanWax si fiican loo farsameeyey ahaansho.
habsashoeeg habso². ld habsad.
habsiiCid kalgacayl dartii isku duubid.
habsiineeg habsii.
habso1Caaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>