labaatanaad1Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.
labaatanaad2Tirada jagaale, keeda labaatanka u dhigma. ld labaatamaad.
labaataneeyeTir qiyaas ahaan soddon u dhow. ld labaatameeye, labaatameeyo, labaataneeyo.
labaataneeyold labaataneeye.
lababbogleeLabada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.
lababbogleyneeg lababboglee. ld lababogleyn, lababogleys.
lababogleHadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.
lababogleeld lababboglee.
lababogleynld lababbogleyn.
lababogleysld lababbogleyn.
labac1. Xabad baruur leh. 2. Candho xoolaad oo baruur leh.
labacaloolyaaGeedgaab aan qodax lahayn oo marka ay xooluhu daaqaan ku jirradaan.
labacanlayneeg labacanlee. ld labacanlays.
labacanlaysld labacanlayn.
labacanleCalalinta cuntada labada can lagu calaliyo. ld labacanlayn.
labacanleeLabada daan isku mar wax ku calalin.
labacidhifle(fiis.) Labo saldanab oo isle'eg, isku lid ah, iskuna jira fogaan kooban. Taranta saldanabyada midkood iyo fogaanta u dhexeysa ayaa ah maroojinta labacidhifle.
labaclabacQof aan go'aan lahayn.
labaclul1. Ruxashada xulusta iyo naasaha. 2. Neef xoolo ah oo sid dhaweeyey oo candho keenay.
labacodlayneeg labacodlee. ld labacodlays.
labacodlaysld labacodlayn.
labacodleeHadallo isburinaya sheegid.
labacqooye(bot.) Geed nagaar ah oo wax lagu daweeyo.
labadld labasho.
labadablayneeg labadablee.
labadableL. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.
labadableeLaba guri ka wada cuntayn (qof).
labadaryaaleld labadderyaale.
labaddableyneeg labadablee.
labaddaraadleSi kastaba; hubaal ahaan.
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>