orgeysnaanshold orgeysnaan.
orgiLaboodka aricadka.
orgobbe1. Shabeel lab oo qooqan oo dad cun ah. 2. Qof dhaqan bahal leh.
orgooSac ama ri' wax boodid u baahan noqosho.
orgoodeeg orgoo.
orgoodqabSac ama ri'wax la booday noqosho.
orgoodqabideeg orgoodqab.
orgootayld orgootow.
orgootowNeef dheddig oo marar badan inta orgootay aan rimin. ld orgootay.
ori1. Kor u dhawaaqid. 2. Cod dheer ku heesid. ld orri.
orineeg ori. ld oris, orrin, orris.
orisld orin.
ormayneeg ormee.
ormaysiiWax meel isugu soo uruurin.
ormaysiineeg ormaysii.
ormeeOrmo sameyn.
ormoKoox. ld hormo.
orod1Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
orod2Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
orodsiiWax inuu ordo ku kellifid. ld ordisii.
orodsiineeg orodsii. ld ordisiin, ordisiis, orodsiis.
orodsiisld orodsiin.
orohld oraah.
oroob1Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba.
oroob2Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil.
orraxld qorrax.
orraxaynld qorraxayn.
orraxaysadld qorraxaysasho.
orraxaysanld qorraxaysan.
orraxaysild qorraxaysasho.
<< < 4 5 6 7 8 9 10 > >>