Ereyga Maanta: jacbursi
kabawaarid eeg kabawaar². ld kabawaar¹, kabawaaris, kawaweer¹, kawaweerid.
kabawaarin eeg kabawaari.
kabawaaris ld kabawaarid.
kabawaaro Joogsashada roob da'ayaa qayoodo. ld kabawaarid.
kabax Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.
kabax-kabax ld kabash-kabash.
kabax-kabaxlayn ld kabash-kabash-layn.
kabax-kabaxlee ld kabash-kabashlee.
kabaxow Neef xoolo ah oo aad u gaboobay.
kabay 1. Kabjad. 2. Qalab nafley jabtay lagu kabo.
kabayn eeg kabee.
kabbaqable K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
kabbaqablee Dareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.
kabbaqableyn eeg kabbaqablee. ld kabbaqubleyn.
kabbaqableysasho eeg kabbaqabley-so. ld kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.
kabbaqableysi ld kabbaqableysasho.
kabbaqableyso Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.
kabbaqublaysi ld kabbaqableysasho.
kabbaquble ld kabbaqable.
kabbaqublee ld kabbaqablee.
kabbaqubleyn ld kabbaqableyn.
kabbaqubleysasho ld kabbaqabley-sasho.
kabbaqubleyso ld kabbaqableyso.
kabbasho eeg kabbo².
kabbax (1) K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
kabbax (2) (daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
kabbaysad ld kabbaysasho.
kabbaysasho eeg kabbayso. ld kabbaysad, kabbaysi.
kabbaysi ld kabbaysasho.
kabbayso Dareere kabbo-kabbo u cabbid.
<< < 868 869 870 871 872 873 874 875 876 877 878 > >>