Ereyga Maanta: saddex-madaxle
abaaldaranWax aan abaal lahayn ahaansho (qof).
abaaldarnaaneeg abaaldaran. ld abaaldarnaansho.
abaaldarnaanshold abaaldarnaan.
abaaldarroGudid ama aqoonsi la'aanta abaal la isu galay. ld abaaldarnaan.
abaaldhac1Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
abaaldhac2Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.
abaaldhicideeg abaaldhac². ld abaaldhac¹.
abaaldoorisSamafal la isu galay oo xummaan lagu beddelo.
abaalgud11. Wax qiimo leh oo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay; abaalmarin. 2. ld abaalgudid.
abaalgud2U a.: abaal la isu galay mid la mid ah ku beddelid.
abaalgudideeg abaalgud². ld abaalgud¹.
abaalhayU a.: cid, cid kale oo samo u gashay u aqoonsanaan.
abaalhayneeg abaalhay.
abaaliA. ah: haan duug ah oo biyaha sii daysa; boos.
abaalmariQof u abaalgudid.
abaalmarineeg abaalmari. ld abaalmaris.
abaalmarisld abaalmarin.
abaarDhibaato ballaaran oo roob la'aani keentay.
abaarayneeg abaaree. ld abaaraysiin.
abaaraysadld abaaraysasho.
abaaraysanWax abaari haleeshay ahaansho (dhul).
abaaraysashoeeg abaarayso. ld abaaraysad, abaaraysi.
abaaraysild abaaraysasho.
abaaraysiild abaaree.
abaaraysiinld abaarayn.
abaaraysnaaneeg abaaraysan. ld abaaraysnaansho.
abaaraysnaanshold abaaraysnaan.
abaaraysoWax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.
abaareeWax abaar ah ka dhigid (meel). ld abaaraysii.
abaareysadld abaaraysasho.
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>