habso21. Si aan habsamayn u fariisasho. 2. Ku h.: abaar, cudur iwm si cid u saamayn. Tus. “Abaar baa dalka ku habsatay”.
habuuq1Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.
habuuq2Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq².
habuuqideeg habuuq². ld haquuqid.
habuuqsashoeeg habuuqso. ld haquuqsasho.
habuuqsoHabuuq gurasho. ld haquuqso.
habxumaaneeg habxun. ld habxumaansho, habxumi, habxumo.
habxumild habxumaan.
habxumoSi aan wanaagsanayn oo wax yihiin. ld habxumaan.
habxun1. Wax aan si habboon isugu dubaridnayn ahaansho. 2. Qof si aan wanaagsanayn wax u farsameeyey ahaansho.
had1. Dhimashada. 2. Wed. 3. ld hed.
had11. Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin. 2. H. iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba. 3. H.ahaa: goortan, waqti-gaan. 4. H.ba: kolkii in la joogaba; marmar. 5. H.da: goorta la joogo; amminka. 6. H.daa: waqtigaan, goortan. 7. H.daba: sidaas darteed. 8. H.dana: kol labaad, kol dambe; misana. 9. H.dee: sidaas darteed, haddaba. 10. H.deer: hadda, amminka.11.H.ma?: goorma? 12. H.diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
had2eeg haddii.
had31.Wax fahmid ama garasho. 2. Wax xusuusid. 3. Qof dilid.
hadaadumideeg hadaadun². ld hadaadun¹ (2).
hadaadun11. Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo. 2. ld hadaadumid.
hadaadun2Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
hadaaf11. Socod tartiib loo socdo. 2. ld hadaafid.
hadaaf2Socod tartiib ah socosho.
hadaafiNafley tartiib u wadid.
hadaafideeg hadaaf². ld hadaaf¹ (2).
hadaafineeg hadaafi. ld hadaafis.
hadaafisld hadaafin.
hadaaq11. Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan. 2. Hadal aan micno lahayn. 3. ld hadaaqid.
hadaaq21. Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid. 2. Hadal aan micno lahayn dhihid.
hadaaqideeg hadaaq². ld hadaaq¹ (3).
hadaayadDaboolka sufriyada. ld hado, hayaayad.
hadaf11. Ujeeddo, himilo. 2. ld hadfid.
hadaf2Laamo geed oo ay caleemo badan ku yaalliin.
hadaf3Wax ka ilduufid.
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>