Ereyga Maanta: tuux
kabbo2Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
kabbooKabbo sameyn.
kabbood1eeg kabboo.
kabbood2Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
kabbooshoIn yar oo caano, biyo iwm ah oo mar afka lagu qaado.
kabco(dii.) Dhismo muqaddas ah oo muslimiintu u jiheystaan markay tuka-nayaan, oo Maka ku yaal. ld kacbo.
kabeeCid kab ku garaacid.
kabeebeyCiyaar dhaqameed ragga iyo dumarku wada ciyaaraan, leh durbaan, jiib iyo jaan oo laga ciyaaro gobollada koonfureed.
kabideeg kab³. ld kab¹ (3), kabniin.
kabiirArday horjooge u ah arday Quraan.
kabixisK. ah: nafley xoog yaraatay qabow awgiis.
kablakac1. K. ah: qof aan aad u fekerin. 2. K. ah: rayska kabta raaca.
kableCaleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
kabmideeg kaban².
kabnaaneeg kaban³. ld kabnaansho.
kabnaanshold kabnaan.
kabniinld kabid.
kabo1. (f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho. 2. (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
kabrar11. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.
kabrar2Nabar caalirid.
kabrarideeg kabrar².
kabrarroGeed quwaax gaaban, xagarka u eg oo leh asal wanaagsan. ld gabrar.
kabriidQoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.
kabroXeego.
kabsadld kabsasho.
kabsarNagaar caleemo yaryar oo cunnada lagu udgisto. ld kabsaro.
kabsarold kabsar.
kabsashoeeg kabso. ld kabsad, kabsi.
kabsild kabsasho.
kabsid1. Midiidinka liita oo kabaha dadka u qaada; kabaqaad. 2. Qof aan ra'yigiisa ku meel mari karin oo had iyo jeer cid ku tiirsan.
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>