udgineeg udgi. ld udgoonayn.
udgoon11. Ur la jeclaysto oo carfoon. 2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.
udgoon2Wax ur la jecleysto leh ahaansho.
udgoonaaneeg udgoon². ld udgoonaansho.
udgoonaanshold udgoonaan.
udgoonaynld udgin.
udgooneeld udgi.
udgoonsadld udgoonsasho.
udgoonsashoeeg udgoonso. ld udgoonsad.
udgoonsoUdgoon isku shubid.
udo1. Saxaro. 2. Cudur geela dhabxanagga kaga dhaca.
udub1.Tiir xooggan, farraarro leh oo dhismaha aqal soomaaliga lagu adkeeyo. 2. Tiirar badan oo meel wada yaal. 3. Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal. 4. Dhigo.
udubcadQoys markaas aqal galay.
udubdhexaadUdub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.
udubxoogLabada udub oo irridda aqalka lagu dhiso midkood.
udug11. Ur la jecleysto. 2. Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.
udug2Wax caraf la jeclaysto yeelasho.
udullub1Socod cagajiid ah oo ay sameeyaan dad jirro, caro iwm hayso.
udullub2Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
udullubiNafley jirran si tartiib ah u wadid.
udullubideeg udullubĀ².
udullubineeg udullubi. ld udullubis.
udullubisld udullubin.
uduufGufar; qashin.
uduufaa1. Neef yar (siiba nayl) oo caato ah. 2. Cunug yar oo caato ah.
uduufoWax kasta intiisa liidata.
uf1Faddare; qurun.
uf2Eray la dhaho kolka ur qurmuun la dareemo.
ufaayowCudur raagay.
ufoDabaysha roobka ka soo horreysa.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 > >>