yuucidld yuubid.
yuucnaanld yuubnaan.
yuucnaanshold yuubnaan.
yuuqCid wax ku taagid.
yuuqanWax la yuuqay ahaansho.
yuuqideeg yuuq.
yuuqnaaneeg yuuqan. ld yuuqnaan-sho.
yuuqnaanshold yuuqnaan.
yuurDuubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
yuuriya(kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.
yuurur11. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.
yuurur2Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.
yuururideeg yuurur². ld yuurur¹ (2).
yuxuudY. ah: qof aad gabow u ah.
<< < 7 8 9 10 11 12