Ereyga Maanta: aburshuqle
qarradh (juqr.) Kala jab ku dhaca oogada dhulka kaas oo uu la socdo dhaqaaq, islamarkaas lakabyada dhadhaabada qarradhka labadiisa dhinac ah iskuma sargo'na. Inkasta oo uu dhaqaaqu badanaa yahay mid atoma, haddana waxaa dhici karta qarradhku inuu jiho kasta aato oo ay ku jirto tan jiifku.
qarrar (1) ld tarrar¹; tarrarid.
qarrar (2) ld tarrar².
qarrari ld tarrari.
qarrarid ld tarrarid.
qarrarin ld tarrarin.
qarrer (1) ld qarrir¹.
qarrer (2) ld qarrir² (2).
qarreran Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho.
qarreri Wax dillaacin.
qarrerid ld qarririd.
qarrerin eeg qarreri. ld qarreris.
qarreris ld qarrerin.
qarrernaan eeg qarreran. ld qarrernaansho.
qarrernaansho ld qarrernaan.
qarri (1) Buuro waaweyn xiriirsan oo meel siman yaal dhirna leh.
qarri (2) 1. Dhul buuraley ah. 2. Dhul jiq ah oo aan la mari karin. 3. Qalqalli.
qarrir (1) Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer¹, qarririd.
qarrir (2) 1. (f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid. 2. (f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.
qarriran Arrin iwm wax go'aan laga gaaray ahaansho.
qarririd eeg qarrir². ld qarrer¹, qarrerid, qarrir¹.
qarrirnaan eeg qarriran. ld qarrirnaansho.
qarrirnaansho ld qarrirnaan.
qarrog Haruub weyn oo ka samaysan qabo ama argeeg oo caanaha lagu shubo; bantol. ld qarroog.
qarroor (1) Hoore yar oo weel salkiisa ku hara.
qarroor (2) Hoore yar weel salkiisa ku harid.
qarroorid eeg qarroor².
qarsad ld qarsasho.
qarsan Wax la qaryey ahaansho.
qarsanaan eeg qarsan. ld qarsanaansho.
<< < 1194 1195 1196 1197 1198 1199 1200 1201 1202 1203 1204 > >>

