Ereyga Maanta: teershari
wari War cusub tebin. ld weri.
warid eeg war4.
warin eeg wari. ld waris, werin, weris.
waris 1. ld warin. 2. ld weris.
wariye Qofka wararka tebiya. ld weriye.
warjaaf (1) ld warjeef¹.
warjaaf (2) ld warjeef².
warjaafid ld warjeef¹.
warjeef (1) ld warjaaf¹, warjaafid, warjeefid.
warjeef (2) Tiro badan oo nafley ah isku kol layn ama dilid. ld warjaaf².
warjeefid eeg warjeef². ld warjeef¹.
warlalis Aaladda wararka baahisa.
warmayn ld wareemid.
warmee ld wareen².
warnaan eeg waran². ld warnaansho.
warnaansho ld warnaan.
waro 1. Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho. 2. Badeeco si loo gato dibad dhigasho.
warqaad ld warqad.
warqab 1. Ka w.: wax xaaladda ay ku sugan yihiin ogaasho. 2. Ka w.: cid dhaqaalayn ama daryeelid.
warqabe warrame.
warqabid eeg warqab.
warqad 1. Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto. 2. Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.
warra' (1) 1. Fal samayntiisa laga xishoodo oo qofka sharaf dhaca u keena; ceebi. 2. Luggooyo; hungo. 3. Garabmar; dhinac ka dhaaf.
warra' (2) 1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.
warra'i Cid sharaf dhac gayeysiin.
warra'id eeg warra'².
warra'in eeg warra'i. ld warra'is.
warra'is ld warra'in.
warraaq (1) ld warraaqid.
warraaq (2) Liidasho ka tmid daal, caato, jirro iwm.
<< < 1492 1493 1494 1495 1496 1497 1498 1499 1500 1501 1502 > >>