Ereyga Maanta: gurguurto
dillaacsasho eeg diillaacso. ld diillaacsad, diilaacsi.
dillaacsi ld dillacsasho.
dillaacso Wax qayb ka jeexasho.
dillaal (1) ld dallaal¹.
dillaal (2) ld dallaal².
dillaalid ld dallaalid.
dillaalnimo ld dallaalnimo.
dillaamid eeg dillaan². ld dillaan¹ (2), dullaamid, dullaan¹.
dillaamo ld dillaan¹, dullaamo.
dillaan (1) 1. Dhicidda wax culusi dhinac u dhaco. 2. ld dillaamid. Leexashada wax badani hal mar dhinac u wada leexdo.
dillaan (2) 1. Wax culus dhinac u dhicid. 2. Wax badan hal mar u wada leexasho. ld dullaan².
dilmid eeg dilan². ld dilan¹ (3).
dilnaan eeg dilan³. ld dilnaansho.
dilnaansho ld dilnaan.
dilniin ld dilid.
dilqid eeg diliq².
dimcad (bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.
dimmi Dad masiixi ama yuhuud ah oo dalal muslin ah si nabadeed ugu noolaada.
dimoqaraadi Qof ama dad dimoqaraaddiyad aaminsan ama ku dhaqma. ld dimuqaraaddi.
dimoqraadinnimo Dimoqraaddi ahaansho (qof). ld dimuqraadinnimo.
dimoqraadiyad Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.
dimoqraadiyayn eeg dimoqraadiyee. ld dimoqraadiyayn.
dimoqraadiyee Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.
dimuqraadi ld dimoqraadi.
dimuqraadinnimo ld dimoqraadinnimo.
dimuqraadiyad ld dimoqraadiyad.
dimuqraadiyee ld dimoqraadiyee.
dimuqraadiyeyn ld dimoqraadiyeyn.
dinaamiko ld daynaamiko.
dinaas Daran cusbo badan oo geelu aad u jecelyahay.
<< < 176 177 178 179 180 181 182 183 184 185 186 > >>