Ereyga Maanta: miliilic
duruf (duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.
durug 1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.
durugsan 1. Wax la durkiyey ahaansho. 2. Wax fogaaday ahaansho. ld durjisan, duruqsan.
durugsanaan eeg durugsan. ld dur- jisnaan, durjisnaansho,durugsanaansho.
durugsanaansho ld durugsanaan.
durugsasho eeg durugso. ld durjisad, durjisasho, durugsad, durugsi, duruqsad.
durugsi ld durugsasho.
durugso Wax meel yaal sikisasho.
duruq ld durug.
duruqsad ld durugsasho.
duruqsan ld durugsan.
duruqsanaan ld durugsanaan.
duruqsanaansho ld durugsanaan.
duruqsasho ld durugsasho.
duruqsi ld durugsasho.
duruqso ld durugso.
duruuf 1. ld duruufo. Xaalad lagu suganyahay. 2. eeg duruf.
duruufo ld duruuf (1).
duruus eeg dersi.
duryamid ld guryamid.
duryan (1) ld guryan¹.
duryan (2) ld guryan².
duryid eeg duri².
dus 1. Ka d.: wax ciriiri ah dhex marid. 2. Ka d.: wax ka hoos bixid.
dusaa Cuddaar.
dusi Ka d.: wax, wax kale dhex tararsiin.
dusid eeg dus.
dusin eeg dusi.
dusmee Ka d.: kayn iwm dhuundhuumasho ku dhex marid.
dusmeyn eeg dusmee.
<< < 207 208 209 210 211 212 213 214 215 216 217 > >>