Dus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Ka d.: wax ciriiri ah dhex marid. 2. Ka d.: wax ka hoos bixid.

Sir-dusiye*

Waa shaqsi u shaqeeya dawlad ama shirkad ee u soo dusiya dadweeynaha ama madax sare xog xasaasi ah ee la xariirta arrin dhacday sida musuq ama talaabo qaldan. English: Whistleblower 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dus ↴

aagga-qabow | yaac | haandhurwaa | kaah-qorraxeed | laaf | laakoliit | laamallooye | maamuusiyad | nacalad | oogo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg