Ereyga Maanta: yeeg-bisaliim
duud-garaac2ld dhabar-garaac².
duud-garaacashold dhabar-garaacasho.
duud-garaacidld dhabar-garaacid.
duud-garaacold dhabar-garaaco.
duud-oogeed(jool.) Oogo dhadhaab shiileed ah, inta badan ufuq ahaan, wuxuu samaysmaa marka magma soo herdiyo laba lakab oo dhadhaab lakabeed dhexdood oo halkaa ku qaboobo kuna adkaado; qaradiidu waxay gaadhi kartaa xoogaa sentimitirro ah ama dhowr boqol mitir, laakiin ufuqiisu inta badan wuu ka weynyahay marka la barbardhigo qaradiisa.
duuddold duud².
duudduub1ld duudduubid.
duudduub21. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
duudduuban1Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.
duudduuban2Wax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².
duudduubideeg duudduub². ld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.
duudduubmideeg duudduuban¹. ld duubduubmid.
duudduubnaaneeg duudduuban². ld duubduubnaan, duubduubnaansho, duudduubnaansho.
duudduubnaanshold duudduubnaan.
duudduur11. Qarinta wax la qariyo. 2. Si kooban oo hadal loo sheego. 3. Laalaabanka maro iwm yeeshaan.
duudduur21. Maro iwm laalaab u yeelid. 2. Wax runtooda qarin. 3. Hadal si kooban u sheegid.
duudgalld duudgelid.
duudgaloobideeg duudgalow². ld duudgalow¹, duurgalow¹, duurgaloobid.
duudgalow1ld duurgaloobid.
duudgalow2Badow noqosho (qof). ld duurgalow².
duudgelidDuudgaloobidda. ld duudgal.
duudi1. Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid. 2. Lafo heen ka bixin.
duudineeg duudi. ld duudis.
duudisld duudin.
duudlo'aadGeedka gallayda ama meseggadu inta uusan alamada yeelan.
duudsadld duudsasho.
duudsashoeeg duudso. ld duudsad, duudsi.
duudseefRati aan kurus lahayn.
duudsi1Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.
duudsi2ld duudsasho.
<< < 209 210 211 212 213 214 215 216 217 218 > >>