Ereyga Maanta: liifmid
cashibbixin eeg cashibbixi. ld cashibbixis.
cashibbixis ld cashibbixin.
cashiiraysad ld cashiiraysasho.
cashiiraysasho eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
cashiiraysi ld cashiiraysasho.
cashiirayso Cid cashiiro ka dhigasho.
cashiiro Qaraabo.
cashin ld cashiyid.
cashiyid eeg cashi². ld cashin.
casho 1. Cunto habeenkii la cuno. 2. Maalin.
cashri Nafley tahliil ku firdhin.
cashrin eeg cashri. ld cashris.
cashris ld cashrin.
cashuur (1) ld canshuur¹.
cashuur (2) ld canshuur².
cashuuran ld canshuuran.
cashuurasho ld canshuurasho.
cashuurid ld canshuurid.
cashuurnaan ld canshuurnaan.
cashuurnaansho ld canshuurnaan.
cashuuro ld canshuuro.
casiimad ld casiimo.
casiimayn eeg casiimee.
casiimaysan Wax casiimo lagu akhriyay ahaansho.
casiimaysnaan eeg casiimaysan. ld casiimaysnaansho.
casiimaysnaansho ld casiimaysnaan.
casiimee Cid casiimo ku akhrin.
casiimo Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
casiin ld casaan¹.
casiis 1. Ilaah. 2. C. ah: ciso leh.
<< < 227 228 229 230 231 232 233 234 235 236 237 > >>