Ereyga Maanta: dabaylwac
dacayeysasho ld dacayasho.
dacayeysnaan ld dacaynaan.
dacayeysnaansho ld dacaynaan.
dacayeyso ld dacayo.
dacayid eeg dacay³. ld dacayayn.
dacayn eeg dacee.
dacaynaan eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.
dacaynaansho ld dacaynaan.
dacayo Neef, dacay ku xirasho (qof). ld dacayeyso.
dacdarrayn eeg dacdarree.
dacdarraysan Wax dacdarro hayso ahaansho.
dacdarraysnaan eeg dacdarraysan. ld dacdarraysnaansho.
dacdarraysnaansho ld dacdarraysnaan.
dacdarree Wax dacdarro badid.
dacdarro Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.
dacdarroobid eeg dacdarrow.
dacdarrow Wax dacdarro la kulmay noqosho.
dacee Wax dac ku wasakheyn.
dacgab (1) Waayidda tabar loo waayo wax la qaban lahaa. ld dacgabid.
dacgab (2) Wax la qaban lahaa tabar u waayid.
dacgabid eeg dacgab². ld dacgab¹.
daciif (1) ld laciif¹.
daciif (2) ld laciif².
daciifad ld laciifad.
daciifi ld laciifi.
daciifid ld laciifid.
daciifin ld laciifin.
daciifis ld laciifin.
daciifsan ld laciifsan.
daciifsanaan ld laciifsanaan.
<< < 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 > >>