Ereyga Maanta: caynaano
fashalid  eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.
fashalmid  eeg fashalan¹. ld fashilmid.
fashalnaan  eeg fashalan². ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.
fashalnaansho  ld fashalnaan.
fashaq1  1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan. fashaq2  Wax aad u qoyid. fashaqi  Dhar iwm biyo ku dhex ridid.
fashaqid  eeg fashaq².
fashaqin  eeg fashaqi. ld fashaqis.
fashaqis  ld fashaqin.
fashaqsan  Wax fashaqay ahaansho.
fashaqsanaan  eeg fashaqsan. ld fashaqsanaansho.
fashaqsanaansho  ld fashaqsanaan.
fashiiq  Shuux.
fashiiste  ld fajiiste.
fashiistennimo  ld fajiistennimo.
fashil1  ld fashalid. fashil2  ld fashal². fashilaad  ld fashalid.
fashilan1  ld fashalan¹. fashilan2  ld fashalan². fashili  ld fashali.
fashilid  ld fashalid.
fashilin  ld fashalin.
fashilmid  ld fashalmid.
fashilnaan  ld fashalnaan.
fashilnaansho  ld fashalnaan.
fasiix  1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
fasiixnimo  Fasiix ahaansho.
fasil1  Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).
page : 36 of 73
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>