Ereyga Maanta: gembin
dallaalnimo1Dallaal ahaansho.
dallaalnimo2Dallaal ahaansho. ld dillaalnimo, dullaalnimo.
dallaaloIn yar oo caafimaad ah oo qof jirranaa helo.
dallaashadeeg dallaasho.
dallaashoKu d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.
dallaayad1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo. 2. Baarashuud.
dallac11. Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay. 2. ld dallicid.
dallac21. (f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid. 2. (f.mg) Dallacaad helid (qof).
dallacaadDerejo qof la siiyo oo ka sarreysa tiisii hore.
dallacbilaashSuugo aan hilib lahayn.
dallacsiiQof, derajo u kordhin.
dallacsiineeg dallacsii. ld dallacsiis.
dallacsiisld dallacsiin.
dalladld dallaayad (1).
dallal1Jeesjees.
dallal2Cid ku jeesjeesid.
dallalideeg dallal².
dallayneeg dallee.
dallaysashoeeg dallayso.
dallaysoQof, wax uusan lahayn xalaalaysasho.
dallee1. Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid. 2. Cid hoosaasin.
dalleenDandarranaan; dhibaataysnaan.
dalleensanQof, wax dalleen hayo ahaansho.
dalleensanaaneeg dalleensan. ld dalleensanaansho.
dalleensanaanshold dalleensanaan.
dalliciKor u qaadid; darajo u kordhin.
dallicideeg dallac². ld dallac¹ (2).
dallicineeg dallici.
dalluug(dalluug, m.dh) Geed abaareed, gaaban, cufan oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar; hayn.
dalluunGod hoos u dheer oo dhuuban.
<< < 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 > >>