Ereyga Maanta: caynaano
garcin  eeg garci. ld garci.
garcis  ld garci.
garco  Meher la'aan uuraysasho. ld garac.
garcuneed  Gar ka baxay cunaha hoostiis.
gardaad  Xabad; gaaddo; laa.
gardaadi  Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixi.
gardaadin  eeg gardaadi. ld gardaadi.
gardaadis  ld gardaadi.
gardadduub1  ld garbadduub. gardadduub2  ld garbadduub. gardadduuban  ld garbadduuba.
gardadduubid  ld garbadduubi.
gardadduubnaan  ld garbadduub- naa.
gardadduubnaansho  ld garbad- duubnaa.
gardaran  Wax gardarro falay ahaansh.
gardarnaan  eeg gardaran. ld gardarnaansh.
gardarnaansho  ld gardarnaa.
gardarraysad  ld gardarraysash.
gardarraysasho  eeg gardarrayso. ld gardarraysad, gardarrays.
gardarraysi  ld gardarraysash.
gardarrayso  Cid gardarro ku samay.
gardarri  ld gardarr.
gardarro  Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarr.
gardarroo  Ku g.: waxaan gar ahayn qof ku samay.
gardarrood  eeg gardarro.
gardhalad  Bil bilatay kaddib markay u buuxsameen soddon beri bishii ka horreysa.
gardho  1. Dhogorta geela markaa dhasha. 2. G. ah: timo jilicsa.
gardi  Weel xoola lagu maalo. ld gerd.
gardiid  1. G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn. 2. Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo. 3. Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi kari.
garduub  Mayrada halka ay ka baxdo buruq macaan oo ku jirta oo la cun.
page : 40 of 102
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>