Ereyga Maanta: dhabataysi
khabaarsasho  eeg khabaarso. ld kha-baarsad, khabaarsi.
khabaarsi  Dhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho.
khabaarso  War raadsasho.
khabar1  1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹. khabar2  (nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”. khabarsad  ld khabarsasho.
khabarsasho  eeg khabarso. ld khabarsad, khabarsi.
khabarsi  ld khabarsasho.
khabarso  Khabar raadsasho.
khabiid  Qof aan weji furreyn oo xaasid ah.
khabiidnimo  Khabiid ahaansho.
khabiir  Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.
khad  Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
khadar  Nasiib wanaagsan.
khaddaab1  Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo. khaddaab2  Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid. khaddaabid  eeg khaddaab².
khaddif1  ld khatif¹. khaddif2  ld khatif². khaddifid  ld khatifid.
khaddifsan  ld kha-tifsan.
khaddifsanaan  ld khatifsanaan.
khaddifsanaansho  ld khatifsanaan.
khaddiib  Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.
khadyaan  K. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.
khafiif1  1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin. khafiif2  1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho. khafiifi  Wax khafiif ka dhigid.
khafiifid  eeg khafiif².
khafiifin  eeg khafiifi. ld khafiifis.
page : 40 of 73
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>