Ereyga Maanta: tabatabbo
dameer1Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer¹, dammeer¹.
dameer2Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer², dammeer².
dameerabilaynld dameeradhaglayn.
dameerabileeld dameeradhaglee.
dameeradhaglayneeg dameeradhaglee. ld dameerabilayn.
dameeradhagleeQof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabilee.
dameeradhuujiQof dameeradhuujo ku qabasho.
dameeradhuujineeg dameeradhuuji.
dameeradhuujoTab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda kaga maro si uu xanuujiyo oo neeftu ugu celiyo.
dameerajoogeen1. Urur xiddiga ah. 2. ld dameerjoog.
dameerdibadeed1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.
dameerfarowDameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.
dameerhogoHowtulhamag.
dameerjoog1. Meel biyaha roobku fariistaan. 2. dameerajoogeen.
dameerold dameerow.
dameerowCudurrada carrabka ku dhaca mid ka mid ah. ld dameero.
dami1. Dab, nal iwm bakhtin. 2. Dhibaato xasilin. ld demi.
damideeg dan. ld demid.
damiinQof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
damiin1ld dammiin¹.
damiin2ld dammiin².
damiinad1ld dammiinasho.
damiinad2ld dammiinad².
damiinidld dammiinid.
damiinnimold dammiinnimo.
damiinnimo1Damiin ahaansho (qof). ld dammiinnimo.
damiinold dammiino.
damiirWax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.
damineeg dami. ld damis, demin, demis.
damisld damin.
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>