Ereyga Maanta: caynaano
fidro  (dii.) Seko dadka laga bixiyo oo ay waajib ku tahay in uu bixiyo qof kasta oo muslin ah oo awooda dhammaadka bisha Ramadaan.
fidsan  Wax la kala bixiyey ahaansho.
fidsanaan  eeg fidsan. ld fidsa-naansho.
fidsanaansho  ld fidsanaan.
fidsasho  eeg fidso.
fidso  Wax kala baxsasho.
fidyo  ld fidde.
fig1  ld fiq. fig2  (jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale. figee  Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.
figeyn  eeg figee. ld figeys.
figeys  ld figeyn.
figeysan  Wax la figeeyey ahaansho.
figeysnaan  eeg figeysan. ld figeys-naansho.
figeysnaansho  ld figeysnaan.
figle  Kor u taaggidda wadaan biyeysan si xoog iyo xeelad leh kor loogu taago.
figlee  Figle samayn.
figleyn  eeg figlee. ld figleys.
figleys  ld figleyn.
fiic  F. ah: qof karti iyo hufnaan ku sifoobey.
fiican  1. Wax wanaagsan ahaansho. 2. Ku f.: wax si gaar ah wax ugu wanaagsan ahaansho.
fiicnaan  eeg fiican. ld fiicnaansho.
fiicnaansho  eeg fiicnow. ld fiicnaan.
fiicnayn  eeg fiicnee.
fiicnee  Wax wanaagsan ka dhigid.
fiicnow  Wax wanaagsan noqosho.
fįid1  Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha. fiid2  1. Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa. 2. Ubax. fiid-dambe  Xilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.
fiid-dhacsad  ld fiid-dhacsasho.
page : 46 of 73
<< < 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 > >>