Fiican
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)1. Wax wanaagsan ahaansho. 2. Ku f.: wax si gaar ah wax ugu wanaagsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiican ↴
daa | waab | caad | edbi | edebsan | eegi | idiin | kaaga | laabqoyan | laabqoyan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg