dandarraysnaaneeg dandarraysan. ld dandarraysnaansho.
dandarraysnaanshold dandarrays-naan.
dandarreeNafley dandarro badid.
dandarroDiif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur.
danduulWeel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado.
danee1. Caano la lulayo biyo yar ku darid. 2. Wax tixgelin dheeraad ah siin.
danfadhiB. ah: xoolo aan xero lahayn. ld banfadhi.
danfariisadld danfariisasho.
danfariisashoeeg danfariiso. ld banfariisad, banfariisasho, danfariisad.
danfariisi1Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi¹.
danfariisi2Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi².
danfariisoXoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
dangaloWax ay isu yihiin naago la wada qabo.
dangaraaroMadax wareer.
dangaraarooDangararo dareemid (qof).
dangaraaroodeeg dangaraaroo.
dangeeCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
dangeyneeg dangee. ld dangeys.
dangeysld dangeyn.
dangeysanCid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
dangeysnaaneeg dangeysan. ld dangeysnaansho.
dangeysnaanshold dangeysnaan.
dangiig11. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiigid. ld dingiig¹.
dangiig2Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².
dangiigideeg dangiig². ld dangiig¹ (2), dingiig¹, dingiigid.
dangiigsadld dangiigsasho.
dangiigsashoeeg dangiigso. ld dangiigsad, dangiigsi, dingiigsad, dingiigsasho.
dangiigsild dangiigsasho.
dangiigsoSi raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso.
dangoGarabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd.
<< < 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 > >>