Ereyga Maanta: xaadi
fashali Fashal ku ridid. ld fashili.
fashalid eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.
fashalmid eeg fashalan¹. ld fashilmid.
fashalnaan eeg fashalan². ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.
fashalnaansho ld fashalnaan.
fashaq (1) 1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.
fashaq (2) Wax aad u qoyid.
fashaqi Dhar iwm biyo ku dhex ridid.
fashaqid eeg fashaq².
fashaqin eeg fashaqi. ld fashaqis.
fashaqis ld fashaqin.
fashaqsan Wax fashaqay ahaansho.
fashaqsanaan eeg fashaqsan. ld fashaqsanaansho.
fashaqsanaansho ld fashaqsanaan.
fashiiq Shuux.
fashiiste ld fajiiste.
fashiistennimo ld fajiistennimo.
fashil (1) ld fashalid.
fashil (2) ld fashal².
fashilaad ld fashalid.
fashilan (1) ld fashalan¹.
fashilan (2) ld fashalan².
fashili ld fashali.
fashilid ld fashalid.
fashilin ld fashalin.
fashilmid ld fashalmid.
fashilnaan ld fashalnaan.
fashilnaansho ld fashalnaan.
fasiix 1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.
fasiixnimo Fasiix ahaansho.
<< < 534 535 536 537 538 539 540 541 542 543 544 > >>

