darraysadld darraysasho.
darraysashoeeg darrayso. ld darraysad, darraysi, tarraysad, tarraysasho, tarra.
darraysild darraysasho.
darraysoTimaha darro marsasho. ld tarrayso.
darribCid tababbarid.
darribideeg darrib.
darroDhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
darroor1Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.
darroor2Aqal, biyo kor ka soo deyn.
darrooriBiyo meel sare fadhiya ka daadin.
darroorideeg darroor².
darroorineeg darroori.
darrow1Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
darrow21. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².
darsadld tarsad.
darsamidld darmid.
darsan1ld darsin.
darsan2ld daran².
darsan3ld daran³.
darsanaanld daranaan.
darsanaanshold darnaan.
darsashoeeg darso. ld darsad, darsi.
darshadld tarshad.
darsild darsasho.
darsinLaba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan¹, dersin.
darso1. (f.g) Badar, caano, sonkor iwm wax godan in uga qaadasho. 2. (f.mg) Xaalad lagu sugnaa ka sii liidasho. 3. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku biirsasho. Tus. “Cali geeliisii laba halaad buu ku darsaday”. 4. Ku d.: wiil gabadh u guurin. 5. U d.: xaalad hore ee lagu noolaa ka maarmiwaayid.
daruur11. Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo. 2. Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.
daruur2Caad biyo xambaarsan oo cirka iyo dhulka dhexdooda heehaaba.
daruur3(fiis.) Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax biyood oo galay gibilka, ka dibna ku qaboobay meel joog sare leh oo dhulka dushiisa. Uumi-baxa biyuhu wuxuu ka yimaadaa, harooyinka, webiyada iwm.
daruur4Kabo, laammo iwm sarjiyadooda tolmo lagu qurxinayo u yeelid.
<< < 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 > >>