Ereyga Maanta: muddici
darxumeeWax darxumo la kulmid.
darxumild darxumo.
darxumoXaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.
daryaamidld dayaamid.
daryaan1ld dayaan¹.
daryaan2) ld dayaan².
Daryeel1Waxtar; kaalmo; taageero; gargaar. 2. ld daryaalid.
daryeel2Wax xannaanayn.
daryeelideeg daryeel². ld daryeel¹ (2).
dasoHooy yar oo ka samaysan raro; qoryo, dhoobo iwm.
dastuurld tastuur.
daw11. Waddo, dariiq; jid. 2. Wax habboon ama xaq ah. ld dow.
daw2(juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.
daw3Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.
dawaad1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
dawaaf11. Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro. 3. ld dawaafid.
dawaaf21. Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn. 2. Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
dawaafiQof xajka gudanaya kacbada ku warwareejin. ld dawaafsii.
dawaafideeg dawaaf². ld dawaaf¹ (3).
dawaafineeg dawaafi. ld dawaafsiin.
dawaafsiild dawaafi.
dawaafsiinld dawaafin.
dawaaliD. ...u: si toos ah, si aan gabbasho lahayn. Tus. “Waxaan doonayay dawaali ayuu u diiday”.
dawaansadld dawaansasho.
dawaansashoeeg dawaanso. ld dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansasho.
dawaansild dawaansasho.
dawaansoCid wehel ka dhigasho. ld tawaanso.
dawaaqiNooc shabaagta ka mid ah oo libaax badeedka lagu dabo.
dawaar1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
dawaaradAbitey.
<< < 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 > >>