Ereyga Maanta: wiifid
dawineeg dawi. ld dawis.
dawisld dawin.
dawixideeg dawax.
dawlad1. Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay. 2. Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.
dawlad dastuuri ah(siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
dawladnimoDawlad ahaansho. ld dowladnimo.
dawli1ld dowli¹.
dawli2ld dowli².
dawliilMuuqaal koraad.
dawlinld dowlin.
dawlisld dowlis.
dawlisgoysCalaamadaha sarriinka ah oo jiidista dawlisku ku sameeyo xakabbada. ld dowlisgoys.
dawold daawo1. ld dawaco.
dawo-suuxin(daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.
dawoobidld daawoobid.
dawowld daawow.
dawr1ld dowr¹.
dawr2ld dowr².
dawreQof socoto ah.
dawrild dawari.
dawridld dowrid.
dawrinld dawarin.
daxalDheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.
daxalaysadld daxalaysasho.
daxalaysashoeeg daxalayso. ld daxalaysad, daxalaysi.
daxalaysild daxalaysasho.
daxalaysoBir ama xadiid-sulub, daxal yeelasho.
day1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.
dayaafadld diyaafad.
dayaafadild diyaafadi.
<< < 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 > >>