geylaan2 Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka bax. geyllamid eeg geyllan.
geyllan1 1. Dadaal badan. 2. Si daran oo loo dagaallam. geyllan2 1. Dadaal badan muujin. 2. Si daran u dagaallami. geyn eeg ge.
geyngeyn 1. Midab lo'da iyo riyaha oo ah midabbo badan oo isku dhafan, meel loo raacana aan lahayn. 2. Baro uskag a.
geyoo 1. Heer ama si la isgaarsiiyo. 2. Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayo.
geyoobid eeg geyo.
geyood eeg geyo.
geyoodsii ld geyeysi.
geyoodsiin ld geyeysii.
geyow Ka g.: fal dhameystirkiisa awood u waayi.
geyr1 Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsh. geyr2 Caro bada. geyrad ld geyrash.
geyrasho eeg geyro. ld geyra.
geyre 1. Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga. 2. Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab- nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badd.
geyro Caro muuji.
geysasho eeg geys.
geyso 1. Wax meel ku sugan meel kale dhigasho. 2. Cid wax gaarsiin. 3. Cid waxtari.
gibbaan ld gabbaan.
gibbaannimo ld gabbaannim.
gibil1 Haragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolah. gibil2 (jool.) Atomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoom. gibil3 Saan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lamm. gibil-biyood (jool.) Dhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, iyo gibilk.
gibilcad Dadka midibkiisu cad yaha.
gibillo Daruuro badan oo biyeysa.
gibilmadoobaad Raadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro iwm. ld gibilmadoobaansh.
gibilmadoobaansho eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaa.
page : 63 of 102
<< < 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 > >>