Ereyga Maanta: gawre
dayeysiineeg dayeysii.
dayeysnaaneeg dayeysan. ld dayeysnaansho.
dayeysnaanshold dayeysnaan.
dayibWaa tahay.
dayicideeg dayac². ld daayicid, dayacid.
dayidld deyid.
daymoJeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo.
daymooWax daymo u yeelasho.
daymoodeeg daymoo.
daynld deyn².
daynaamikoQayb ka mid mekaanikada oo la xiriirta xoogagga dooriya ama abuura socodka walxaha. ld dinaamiko.
daynabo(fiis.) Dhaliye danab oo gaar ahaan loogu talagalay in uu dhaliyo qulqul quman.
dayo11. Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay. 2. ld dawaco.
dayo21. (f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho. 2. (f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho. 3. (f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.
dayoobideeg dayow². ld dayow¹ (2).
dayow11. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.
dayow2Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
dayrAfarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
dayradhaafWaqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato.
dayrcadMidab cad oo geelu leeyahay.
dayrdhalD. ah: neef geel ah oo xilli dayr ah dhalay.
dayri1. (f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin. 2. (f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn. 3. (f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.
dayrineeg dayri. ld dayris, dayro (2).
dayrisld dayrin.
dayro1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. 2. ld dayrin.
dayrqinNeef xilli dayreed rimay.
dayrsadld dayrsasho.
dayrsanWax la dayriyay ahaansho (ilmo).
dayrsanaaneeg dayrsan. ld dayrsanaansho.
dayrsanaanshold dayrsanaan.
<< < 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 > >>