Ereyga Maanta: hoolan
qooraggooyo 1. Senge (faras). 2. ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
qooraggoy ld qooraggooyo (2).
qooraggoyn eeg qooraggoo. ld qooraggoys.
qooraggoys ld qooraggoyn.
qoorasho eeg qooro². ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).
qooratayn ld qoorasho.
qooratee ld qooro².
qooratirsi Ogaansha la ogaado inta rag ee ku jirta qolo si mag loo bixiyo ama loo qaybsado.
qoorato 1. Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya. 2. ld qoorasho.
qoordiid (1) Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).
qoordiid (2) U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir².
qoordiidan Qof loo qoordiiday ahaansho.
qoordiidasho eeg qoordiido. ld qoordiirasho.
qoordiidid eeg qoordiid². ld qoordiirid.
qoordiidnaan eeg qoordiidan. ld qoordiidnaansho.
qoordiidnaansho ld qoordiidnaan.
qoordiido Qoordiid samaysasho (qof). ld qoordiiro.
qoordiir (1) 1. Q. ah: haad aan qoorta dhogor ku lahayn. 2. qoordiid¹.
qoordiir (2) ld qoordiid².
qoordiirasho ld qoordiidasho.
qoordiirid ld qoordiidid.
qoordiiro ld qoordiido.
qoorgoo Nafley surka jug ka gaarsiin.
qoorgooye (1) Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.
qoorgooye (2) (daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.
qoorgooyn eeg qoorgoo.
qoorjabane Ilmo aan dhammays ahayn oo hal siddeed ama sagaalbilood ku soo tuurto; afku-xuuble.
qoorkaddiid ld qoorkaddiidid.
qoorkaddiidid Diidmo; nacayb. ld qoorkaddiid.
qooro (1) Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.
<< < 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 > >>