Ereyga Maanta: tefiir
go'aansad ld go'aansasho.
go'aansasho eeg go'aanso. ld go'aansad, go'aansi.
go'aansi ld go'aansasho.
go'aanso Go'aan ka dhigasho.
go'an (1) Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.
go'an (2) Wax la gooyay ahaansh.
go'doomayn ld go'doomin.
go'doomee ld go'doomi.
go'doomi Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.
go'doomid eeg go'doon².
go'doomin eeg go'doomi. ld go'doomayn.
go'doon (1) G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.
go'doon (2) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosh.
go'id eeg go'². ld go'niin.
go'naan eeg go'an. ld go'naansho.
go'naansho ld go'naan.
go'niin ld go'id.
gob (1) Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurk.
gob (2) 1. Qof dad la dhaqan wanaagsan oo asluub loo bogo leh. 2. G. ah: inta talada u haysa bulsho meel ku wada noo.
gobannimaddoon 1. Jabhad hubaysan oo u dagaallanta xurriyada gobol ama dal. 2. Qof ka tirsan jabha.
gobannimo 1. Gob ahaansho. 2. Xurriyad, madaxbannaan. 3. ld gobnim.
goblami ld gablam.
goblamid ld gablami.
goblamin ld gablami.
goblan (1) ld gablan.
goblan (2) ld gablan.
goblannimo ld gablannim.
gobnimo Gob ahaansho. ld gobannimo (3).
gobo' 1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibi.
gobo'layn eeg gobo'le.
<< < 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 > >>