Ereyga Maanta: saddex-madaxle
billaabasho ld bilaabasho.
billaabid ld bilaabid.
billaabmid ld bilaabmid.
billaabo ld bilaabo.
billaawe Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
billad Gabal yar, fidsan, wareegsan oo dahab, qalin, maar iwm middood ka samaysan oo astaan ama hadal inta lagu qoro abaalgud ahaan lo baxsho.
billayn ld ballayn.
billaysimo ld ballayn.
billaysin ld ballayn.
billee ld ballee.
billow (1) ld bilow¹.
billow (2) ld bilow².
bilmasal Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld bilmasil, bilmatal, bilmatil, bilmesel, bilmetel.
bilmasil ld bilmasal.
bilmatal ld bilmasal.
bilmatil ld bilmasal.
bilmesel ld bilmasal.
bilmetel ld bilmasal.
bilnaan eeg bilan. ld bilnaansho.
bilnaansho ld bilnaan.
bilo (bishay, bilatay) Bil dhalasho.
bilooras (c.nafl.) Afka hoose ee caloosha oo u furan xiidmaha (duwodeenam).
bilow (1) 1. Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo. 2. Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow¹.
bilow (2) 1. Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid. 2. Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow².
bilqan Wax la bilqay ahansho.
bilqanaan eeg bilaqan. ld bilqanaansho.
bilqanaansho ld bilqanaan.
bilqasab Si sandulle ah, si xoog ah.
bilqaxan Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.
bilqaxnaan eeg bilqaxan. ld bilqaxnaansho.
<< < 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 > >>