Ereyga Maanta: misow
dersideeg deris².
dersinld darsin.
desibel(fiis.) Halbeeg loo isticmaalo isbarbardhigga labo heer awoodeed, badanaa waxa loo adeegsadaa jabaqda ama sinyaale danabeedka. In kasta oo desibelku yahay (1/10 = 10 -1) ee halbeegga bel, haddana waxa badanaa la adeegsadaa desibel.
dewer1ld dawarid.
dewer2ld dawar².
dewerild dawari.
deweridld dawarid.
dewerinld dawarin.
dewersadld dawarsasho.
dewersashold dawarsasho.
dewersild dawarsasho.
dewersold dawarso.
deydDhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo. ld deyr.
deyideeg day. ld dayid.
deylMidab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
deylanNeef ido ah wax deyl leh ahaansho.
deylnaaneeg deylan. ld deylnaansho.
deylnaanshold deylnaan.
deyloNeef ido ah oo dheddig; lax.
deylraacDeyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan.
deymanWax deyn qaba noqosho (qof).
deymbax1Qof amaah lagu lahaa iska bixinta. ld deymbixid.
deymbax2Deyn lagu lahaa iska gudid (qof).
deymbixideeg deymbax². ld deymbax¹.
deymbixinDarka deynta laga qaato ee bankiga.
deymiQof lacag iwm amaahin. ld deyni.
deymineeg deymi. ld deymis, deynin.
deymisld deymin.
deymoobideeg deymow. ld deynoobid.
deymowWax deyn galay noqosho. ld deynow.
<< < 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 > >>