dhaamnaanshold dhaamnaan.
dhaan11. Doonidda iyo keenidda biyo meel fog laga doono. 2. Gaadiid weel biyo ku jiraan ama lagu doonayo saaranyahay.
dhaan21. (f.g) Wax wasakh marin. 2. (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho. 3. Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
dhaandabaggaaleDhaldhalaal biyo la moodo oo samaysma marka milicda kulul ee qorraxdu ku dhacdo meel yara durugsan; wirwir.
dhaandhaamiQof, dhaandhaan ka dhigid.
dhaandhaamideeg dhaandhaan².
dhaandhaamineeg dhaandhaami. ld dhaandhaamis.
dhaandhaamisld dhaandhaamin.
dhaandhaan1Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
dhaandhaan2Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
dhaansadld dhaansasho.
dhaansanWeel wax buuxa ahaansho.
dhaansanaaneeg dhaansan. ld dhaansanaansho.
dhaansanaanshold dhaansanaan.
dhaansashoeeg dhaanso. ld dhaansad, dhaansi.
dhaansild dhaansasho.
dhaanso1. (f.g) Weel buuxsasho. 2. (f.mg) Gaadiid biyo meel fog uga doonasho.
dhaantayneeg dhaantee.
dhaanteeDhaanto cayaarid.
dhaantoNooc cayaaraha dhaqanka ka mid ah oo leh jaan, sacab iyo or.
dhaarCaddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
dhaaraanMaro yar, aan cusbayn oo la xirto inta hawl la hayo.
dhaarashoeeg dhaaro.
dhaari1Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
dhaari2Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
dhaari3Qof dhaar marin.
dhaarineeg dhaari³. ld dhaaryid.
dhaaroKu dh.: dhaar marid.
dhaarsadld dhaarasho.
dhaarsanQof, wax dhaartay ahaansho.
<< < 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 > >>