Ereyga Maanta: xuubka saynuufiyal
dhabbaggal2U dh.: arrin u kuur gelid.
dhabbaggelideeg dhabbaggal². ld dhabbaggal¹ (2).
dhabbaqayneeg dhabbaqee.
dhabbaqeeCid gardarro kula kicid.
dhabbaqoGardarro.
dhabbaqooKu dh.: gardarro ku kicid.
dhabbaqoodeeg dhabbaqoo.
dhabbarBartamaha habeenka.
dhabbayneeg dhabbee.
dhabbeJid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
dhabbee1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
dhabbicideeg dhabbac². ld dhabbac¹ (2).
dhabbis1ld dhabbisid.
dhabbis21. Is dh.: wax hurda iska dhigid. 2. U dh.: wax u qabasho.
dhabbisideeg dhabbis². ld dhabbis¹.
dhabbold dhabbe.
dhabcaal1Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.
dhabcaal2Naag aan hantideeda wax ka bixin. ld dhabcaalad.
dhabcaaladld dhabcaal².
dhabcaalnimoDhabcaal ahaansho.
dhabcaanld dhabcan.
dhabcanXaar lo'aad oo qoyan; faanto. ld dhabcaan.
dhabdarroGardarro.
dhabdarrooKu dh.: cid dhabdarro kula kicid.
dhabdarroodeeg dhabdarroo.
dhabeeKa dh.: wax dhab ka dhigid.
dhabeelNaag maamulka guriga aad ugu fiican; gaari.
dhabeelnimoDhabeel ahaansho.
dhabeeloobideeg dhabeelow.
dhabeelowDhabeel noqosho.
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>