Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
kaadishiil Cudur keenna kaadida oo qofka gubta.
kaadishir (1) 1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.
kaadishir (2) Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.
kaadishirid eeg kaadishir². ld kaadishir¹ (2).
kaadisokorow ld kaadimacaan.
kaadiyid eeg kaadi³. ld kaadin.
kaadsad ld kaadsasho.
kaadsanla' Sugid la'aan, ku degdegid (wax).
kaadsanla'aan eeg kaadsanla'. ld kaadsanla'aansho.
kaadsanla'aansho ld kaadsanla'aan.
kaadsasho eeg kaadso. ld kaadsad, kaadsi.
kaadshid eeg <a href="?raadi=kaadish">Kaadish</a>
kaadshii Qof kaadi geyn.
kaadshiin eeg kaadshii.
kaadsi ld kaadsasho.
kaadsiinyo Ku degdegid la'aan.
kaadso U k.: wax dib u dhigasho.
kaaf Xarafka ka'. ld k (ka').
kaafi (1) K. ah: wax deeq kugu kaafiya.
kaafi (2) Wax ku fillaan.
kaafir $)) (dii.) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.
kaafirad (dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.
kaafiriin eeg kaafir.
kaafiyid eeg kaafi².
kaaftoomid eeg kaaftoon².
kaaftoon (1) (kiim.) Awoodda ku darsamidda ee curiye ama xidishe leeyahay, oo le eg tirada atammada haydarojiinta ah ee ku darsama ama barabixiya hal ataam oo curiye ah. Molikuyuullada dabarwadaagga ee fudud kaaftoonkooda si toos ah ayaa loo helaa, tusaale ahaan kaaftoonka kaarboonka ku jira CH waa 4, kan naytarojiinta ku jirta NH3 waa 3. Ayoonnada kaaftoonkooda waxa loo tixgeliyaa in uu u dhigmo laxaadka saldanabka.
kaaftoon (2) Ka k.: wax ka maarmid.
kaafuur 1. Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaran-yihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon. 2. Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro.
kaaga (1) (kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “kaaga ayaa ka fiican”.
kaaga (2) Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Qalinkaaga baa cusub”. ld kaa³.
<< < 862 863 864 865 866 867 868 869 870 871 872 > >>