Ereyga Maanta: darar
kacaandiid Qof aan mabaadi'kacaan u hoggaansanayn.
kacaannimo Kacaan ahaansho.
kacbo ld kabco.
kacdimi 1. Faras kacdin cayrin. 2. Faras kacdin gelin. ld kactimi.
kacdimid eeg kacdin². ld kacdin¹, kactin¹.
kacdimin eeg kacdimi. ld kactimin.
kacdin (1) 1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.
kacdin (2) Faras kacdin ordid. ld kactin².
kacdood (1) 1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.
kacdood (2) Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².
kacdoodid eeg kacdood². ld kac-dood¹, kacdoomid, kacdoon¹.
kacdoomid ld kacdoodid.
kacdoon (1) ld kacdoodid.
kacdoon (2) (taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
kacdoon (3) ld kacdood².
kackac Bur jilicsan oo kuuskuusan oo la shiilay dhedhen macaanna leh.
kacsad ld kacsasho.
kacsan Wax aan degganeyn ahaansho.
kacsanaan eeg kacsan. ld kacsa-naansho.
kacsanaansho ld kacsanaan.
kacsasho eeg kacso. ld kacsad, kacsi.
kacsi Dareenka rabidda galmo. ld kac-sasho.
kacso 1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.
kactimi ld kacdimi.
kactimin ld kacdimin.
kactin (1) ld kacdimid.
kactin (2) ld kacdin².
kadaalli (1) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
kadaalli (2) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
kadaalliyid eeg kadaalli².
<< < 871 872 873 874 875 876 877 878 879 880 881 > >>