Ereyga Maanta: sargadayn
dhadhensadld dhadhansasho.
dhadhensashold dhadhansasho.
dhadhensild dhadhansasho.
dhadhensiild dhadhansii.
dhadhensiinld dhadhansiin.
dhadhensiisld dhadhansiin.
dhadhensold dhadhanso.
dhadhiinMeel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
dhadild dhagi.
dhadideeg dhad. ld dharid.
dhadmmaasnaanshold dham- maasnaan.
dhado(juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
dhaf1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
dhafaagBudo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
dhafaaqld dhafaag.
dhafan1Wax la dhafay noqosho.
dhafan2Wax la dhafay ahaansho.
dhafan-midab-ileys(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo; badan midab-ileys.
dhafandhaaf1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin. 2. Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
dhafar11. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid.
dhafar2Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.
dhafar3Habeen dhan soo jeedid (cid).
dhafarsan1. Wax dhafar hayo ahaansho (qof). 2. Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).
dhafarsanaaneeg dhafarsan. ld dhafarsanaansho.
dhafarsanaanshold dhafarsanaan.
dhafaruurGeed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.
dhafdhafD. ah: waxyaabo badan, kala nooc ah oo isku jira.
dhafideeg dhaf.
dhafmideeg dhafan¹.
dhafnaaneeg dhafan². ld dhafnaansho.
<< < 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 > >>