dhallaannimoDhallaan ahaansho.
dhallaaxSubag, labeen, xeydh, timir cajiiman iwm oo weelsalkiisa ku jira.
dhalleec1ld dhalleex¹.
dhalleec2ld dhalleex².
dhalleecild dhalleexi.
dhalleecidld dhalleexid.
dhalleecinld dhalleexin.
dhalleecold dhalleexid.
dhalleecsadld dhalleexsasho.
dhalleecsashold dhalleexsasho.
dhalleecsild dhalleexsasho.
dhalleecsold dhalleexso.
dhalleex11. Daymo gees la eego. 2. In yar. 3. Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec¹, jalleec¹.
dhalleex21. (f.g) Dhinac eegid. 2. (f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec², jalleec².
dhalleexiWeel janjeerin. ld dhalleeci, janjeeci.
dhalleexideeg dhalleex². ld dhalleecid, dhalleeco, dhalleexo, jalleecid.
dhalleexineeg dhalleexi. ld dhalleecin, jalleecin.
dhalleexold dhalleexid.
dhalleexsadld dhalleexsasho.
dhalleexsashoeeg dhalleexso. ld dhalleecsad, dhalleecsasho, dhalleecsi, dhalleexsa.
dhalleexsild dhalleexsasho.
dhalleexso1. Dhinac eegid. 2. Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
dhallin1. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro. 2. Dadka inta da'da yar. 3. Dh. ah: qof da'weyn.
dhallinciilld dhallaanciil.
dhallinyar1Dadka inta da'dooda u dhexeyso gaashaanqaad ilaa garmadoobe. ld dhallinyaraan.
dhallinyar2Qof da'diisu yartahay ahaansho.
dhallinyaraaneeg dhallinyar². ld dhallinyar¹, dhallinyaraansho, dhallinyari.
dhallinyaraanshold dhallinyaraan.
dhallinyarannimoDhallinyaro ahaansho.
dhallinyarayn(juqr.) Dariiqadda hawsha xoqidda lagu cusboonaysiiyo, gaar ahaan waxaa lagu isticmaalaa webiyada, oo la yiraahdo waa la dhallinyareeyay.
<< < 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 > >>