Dhallin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro. 2. Dadka inta da'da yar. 3. Dh. ah: qof da'weyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhallin ↴
yoolyool | alaale | barbaar | caraatan | caweys | cayaar | cuud | dermad | dhallaanciil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg