dhallinyarild dhallinyaraan.
dhallinyarold dhallinyaraan.
dhallinyaroobideeg dhallinyarow.
dhallinyarowDhallinyar noqosho.
dhalmaanyold dhilmaanyo.
dhalmacusboDh. ah: caanaha neef dhawaan-dhal ah.
dhalmaddeeDa'da dhalmadu ku joogsato gaarid (qof dumar ah).
dhalmaddeyn1eeg dhalmaddee. ld dhalmaddeys.
dhalmaddeyn2(c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.
dhalmaddeys1. Dh. ah: qof dumar ah oo gaartey da'da dhalmadu joogsato. 2. ld dhalmaddeyn.
dhalmoSoo saaridda nafley dheddig minkeeda ka soo saarto ilmo. ld dhalid.
dhalo11. Wax kasta meesha u sarraysa; fiin. 2. Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah. 3. Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.
dhalo21. Ilmo uur ku jira ifka (aaduunka) imaansho. 2. Soo bixid ama kawsasho (bil ama dayax); bilasho. 3. Wax aan horay u jirin, abuurmid. Tus. “Kacaan baa dhashay”. 4. Kubbad lagu ciyaarayo shabaq gelid.
dhalo-yareeyDhalo laba dhuceey qaadda.
dhaloobideeg dhalow².
dhaloolMagac guud oo kulmiya geednugeylka.
dhalow1Qof aad u da'weyn oo carruuroobay.
dhalow2Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
dhalxanMalax cad oo indhuhu yeeshaan marka ay jirranyihiin ama aanay nadiif ahayn.
dhalyoXiriirka ka dhexeeya dad dhalasho wadaaga.
dham'ideeg dhama'². ld dala'¹, dal'id, dhama'¹.
dhama'11. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.
dhama'2Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².
dhamaajeeBarar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.
dhamaajeyneeg dhamaajee. ld dhammaajeyn, dhamoojeyn, dhamoo- qeyn.
dhamaajoGeed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.
dhamac1. Dhuxul qaxantay oo waaweyn. 2. Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
dhamacasoBalagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho.
dhamalJirrid weyn, qallalan oo la shito.
dhamas1Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
<< < 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 > >>