Ereyga Maanta: simuum
mehersanow Naag meher ku xiranyahay noqosho.
mehersasho eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
mehersi ld mehersasho.
meherso Naag meher ku xirad. ld maharso.
meherxad (1) Isnikaaxsashada gabar iyo nin is doonaya iyagoo aan la ogeyn.
meherxad (2) Gabar waalidkeed laga qarinayo mehrin.
meherxadid eeg meherxad².
mehi ld mihi.
mehin ld mihin.
mekaaniko (fiis.) Barashada raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha; waxana loo qaybiyaa labo: a) negayaal, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha dheelitiran; b) daynaamik, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha socda ama neg.
mekhaan ld maqaan.
melay ld milay.
meleg (1) ld malag¹.
meleg (2) ld malag².
melgid ld malgid.
menijiito (daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yaqaan “neisseria meningitidis” waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka.
meraayo Xul. ld miraayo.
mereg ld marag.
meregsan ld maragsan.
meregsanaan ld maragsanaan.
meregsanaansho ld maragsanaan.
mergan ld margan.
merganaan ld marganaan.
merganaansho ld marganaan.
mergasho ld margasho.
mergaysan ld margaysan.
mergaysnaan ld margaysnaan.
mergaysnaansho ld margaysnaan.
mergi (1) (c.nafl.) Daliigo seedo ah, xoog leh, isu haaya xubnaha nafleyda qaarkood, sida lafdhabarka labadeeda dhinac iyo luqunta.
mergi (2) ld merji.
<< < 1056 1057 1058 1059 1060 1061 1062 1063 1064 1065 1066 > >>