sulmayn eeg sulmee.
sulmee Lax asoollin (wan).
sulmi Lax asoollin (wan).
sulmin eeg sulmi.
sulmoo Neef ida ah oo asoollan wan doonasho.
sulmood eeg sulmoo.
sulsul ld sunsun.
sulsulid ld sunsumid.
sulub 1. S. ah: wax aan xanaf lahayn. 2. (-byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn. 3. (-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.
suluf ld suful.
sulufaad (1) Dhibaato ay dhaliyaan col iyo abaar.
sulufaad (2) Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid.
sulufaadid eeg sulufaad².
sulux 1. Heshiis. 2. S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
sulxad ld sulxasho.
sulxasho eeg sulxo. ld sulxad.
sulxo Meel siman oo aan xanaf lahayn ka sidbasho.
sumaan Nooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.
sumaaxo Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
sumac (1) 1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
sumac (2) Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
sumad (1) ld summad¹.
sumad (2) ld summad².
sumajiid Summad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo.
sumal Wan qoor ah oo idaha loo hayo.
sumalhaad Hiyikac walbahaar ku jiro.
sumalhaadi Cid sumalhaad ku ridid.
sumalhaadin eeg sumalhaadi. ld su-malhaadis.
sumalhaadis ld sumalhaadin.
sumalhaadsan Wax hiyikacsan ahaansho (qof).
<< < 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 > >>